Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran ee Somaliland oo la Daah Furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u ahaa ballanqaadyadii uu sameeyay xiligii doorashada. Munaasibadda Daah-furka barnaamijka shaqo qaran oo lagu qabtay deegaanka Darar-weyne oo hangarro waaweyn oo qalabaysan looga dhisay dhallinyarada barnaamijkan ku guulaysatay, ayaa waxa ka qaybgalay … Continue reading Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran ee Somaliland oo la Daah Furay (Daawo Sawirada)